Kulan looga hadlayay Gargaar la siiyo beeralayda oo Muqdisho ka dhacay

0
31

beeeeeeKulan balaaran oo ay kasoo qaybgaleen Beeralayda iyo Ganacsatada gobolada Koonfureed ee Soomaaliya ayna si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen wasaarada Kheyraadka dalka iyo Hay’ada FAO ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho.

Kulankan oo ahaa mid diirada lagu saarayay sidii looga gudbi lahaa abaaraha soo noqnoqday iyo weliba taaba gelinta iyo tayaynta wax soo saarka dalka ayaa waxaa warbixin inooga soo diray wariyeheena Baydhabo Cali Cabdulqaadir Cali.

Halkan ka dhegayso

beeralayda