WARARKA

Madaxweynaha dowlada federalka oo xaley casho sharaf loogu sameeyey Magalada garoowe

Munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo dhaweynayo Madaxweynaha dowlada federalka somaliya Xasan Sheekh ayaa xaley waxaa ey ka dhacaydey aqalka Madaxtooyada cusub ee...

midowga Yurub oo cambaareeyey dilkii loo geystey ku xigeenka garyaqanka guud

Midowga Yurub ayaa cambaareeyay dilkii ku xigeenka garyaqaanka guud ee dowladda Soomaaliya loogu geystay magaalada Muqdisho. Haweeneyda afhayeenka u ah madaxa arrimaha siyaasadda dibadda ee...

Prof. Jawaari oo maantaTurkiga lagu soo dhoweeyay

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka waxaa ka...

Khudbado muujinaayo khilaaf siyaasadeed oo ay jeediyeen Madaxweyne Xasan iyo Faroolaha Puntland.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo maanta shir jaraa’id si...

Reysulwasare Saacid oo soo dhaweeyey tababarka ciidamada loogu sameynayo dalka gudihiisa

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta tallaabo dhiiri-gelin ah u sameeyay 1,000 askari oo ka mid ah ciidamada xoogga dalka kuwaasoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img