Magaalada Kismaayo waxaa maanta markale ka dhacay dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamadda Maamulka Axmed Madoobe ee Jubbaland iyo Ciidamo taabacsan Col Barre Hiiraale...
Afhayeenka howgallada Al-shabaab, Sheekh C/casiis Abuu-Muscab ayaa war uu warbaahinta siiyay ku xaqiijiyay in laba ka mid ah saraakiishii sar-sare ee Al-shabaab lagu dilay...
Qarax qasaare geystey ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Bay.
Qaraxan ayaa la sheegayaa in waxyaalaha qarxa lagu soo xirey...