WARARKA

Xaflad lagu maamuusayo 1 Luulyo oo xaley lagu qabtey Magalada Muqdisho

Sanad-guuradii 53-aad ee xorriyadda Soomaaliya ee 1-da Luulyo ayaa xalay iyo maanta si weyn looga dabbaaldegay Magaalada Muqdisho. Munaasabad si heer sare ah loo agaasimay...

Afhayeenka Ciidamada Kenya oo sheegey in Ciidamada Kenya aaney la safan Koox

Afhayeenka ciidamada Kenya, Col. Cyrus Oguna ayaa sheegay isagoo ku sugan Nairobi in ciidamadooda qaybta ka ah howgalka Midowga Afrika ee ku sugan Kismaayo...

Dowlada Federalka Somaliya oo dalbatey in Ciidamada Kenya ee ku sugan Kismaanyo laga bedelo

Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dalbatay in ciidamo kale oo ka socda ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika lagu baddalo ciidamada Kenya ee jooga...

Waa Barnaamijkii Dadow Doodnooy oo ey Isbuucan marti inoogu yihiin Maxamed Suufi Iyo Cabdirahman Maxamed

Waa barnaamijkeenii Dadow Doodnow oo ey isbuucani marti inoogu yihiin Maxamed Suufi Aba Sheekh iyo Cabdirahman Maxamed barnaamijkan ayaan waxaan kaga hadli doonaa arimo...

Xukuumada Federalka Maka Faideysan doontaa Qilaafka u Dhexeeya Alshabab mise Wey Mideyn Doontaa

Waxaa soo badanaya Qilaafka u dhexeeya kooxaha Alshabab gudahooda taasoo horseed u noqon karta burburka alshabab, Balse su'aasha la is weydinaayo ayaa waxaa ey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img