WARARKA

Dagaal aad u Culus oo Maalintii labaad ka socda Magalada Kismaanyo

Dagaal culus ayaa lagu soo waramayaa in uu saaka dib uga billowday Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, kaasoo dabo socda kii shalay...

Wafdigii wadahadalada la lahaa Sheekh Xasan Daahir oo sheegey inuu ogolaadey inuu tago Muqdisho

Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa la sheegay inuu ogolaaday inuu xildhibaannadii iyo waxgaradkii dhawaan gaaray degmada Cadaado uu u raaco Muqdisho, kaddib wadahadallo maalmo...

Korneel Cabaas oo ka hadley xarigii ey u geysteen Ciidamada Kenya isagoo jooga Dhoobleey

Kadib kolkii shalay Ciidanka Kenya ee ku sugan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ay xabsiga dhigeen Col Cabaas Gureey oo ah abaanduulaha...

Dhegayso..Mariixaan iyo Ogaadeen oo isugu hanjabay inay midba kan kale uu Kismaayo ka xaaqi doono

Col. Cabaas Ibraahin Gurey oo ka mid ah saraakiisha dowlada Soomaaliya ee Jubooyinka ayaa maanta waxaa laga ka xeystay Kismaayo kadib kolkii ay ciidanka...

Amiin Camir oo tooshka ku ifiyey Qofkii Tolkiisu heysto Qori inuusan dhib arkeyn wuxuu doonaba ha sameeyee

Sawir gacmeed u baahan in aad ah loogu kuur galo ayaa waxaa soo bandhigey Amiin camir oo ah nin si weyn uga hadla arimaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img