WARARKA

Gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir oo sheegey inuu ahmiyad weyn saari doono wax ka qabashada amniga gobolka

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo xalay si rasmi ah xilka ugala wareegay gudddoomiyihii hore Cumar Filish ayaa ballan-qaad culus...

Qaramada midoobey oo ka digtey dhibaatooyinka ay keeni kartaan abaaraha ka jira dalka somaliya

Hay’adda Cunnada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobey ee FAO ayaa ka digtay ilaa 6.7 milyan oo qof oo Soomaaliya ku nool inay u...

Caleemasaarka madaxweynaha kenya oo goor dhaweyd ka bilaabsatey magalada neyroobi

Waxaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya goordhow ka bilaabatay Munaasabadda caleemo saarka iyo dhaarinta madaxweynaha 5-aad ee dalka Kenya William Ruto iyo ku xigeenkiisa...

Wefdi uu hogaaminaayo gudoomiyaha gobolka shabelaha hoose oo kulan u tegey magalada baydhaba

Wefdi uu hogaaminaayo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibrahim Aadan Cali ( Najah) ayaa magalada baydhaba kaga qeyb galaya kulan looga hadlayo aminiga gobolada uu...

Madaxweynaha maamulka galmudug oo mudo korin loo sameeyey

Baarlamaanka maamul goboleedka Galmudug ayaa muddo xileedka Madaxweynaha Galmudug ka dhigay 5 sano, oo ka bilaabaneysa markii la doortay. Madaxweyne Qoorqoor ayaa ku biiraya madaxweynayaasha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img