WARARKA

Wasiirka Gaashandhiga ee Dalka Jabuuti oo maanta gaarey Magalada Beledweyne

Waxaa goordhaw ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan wasiirrka gaashaandhiga Jabuuti Xassan Dharaar Hufane iyo saraakiil ka tirsan wasaarrada gaashaandhiga...

Diyaarad saaka ku burburtey Garoonka Diyaaradaha ee Adan Cade

Diyaarad la sheegay inay hub iyo saanado ciidan oo kala duwan u sidday ciidamada Midowga Afrika ee AMSIOM ayaa saakay ku gubatay garoonka diyaaradaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta shacabka Muqdisho Salaadii Ciida kula tukadey Masjidka Isbaheysiga

Magaalada Muqdisho ayaa maanta si wanaagsan looga ciiday, iyadoo madaxda dowladda ay ugu baaqeen shacabka Soomaaliyeed inay is-cafiyaan ayna qayb ka qaataan sidii dalka...

Dowlada Kenya oo sheegtey iney Garoonka iyo Dekeda Kismaanyo ku wareejin doonin Dowlada

Xukuumada Kenya ayaa sheegtay inaysan Magaalada Kismaayo ku wareejindoonin DF, waxaana saraakiiil u hadlay Kenya ay sheegeen inay ku wareejin doonaan Hogaamiye ay dadku...

Ciid-Wanaagsan meelkasta oo aad dunida ka joogtaan

            Ciid wanaagsan ayaan leenahay hadaan nahay Maamulka iyo Shaqaalaha Daafeet.com iyo Wadajirradio Atlanta guud ahaan Ummadda Islaamka iyo Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay dunida...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img