WARARKA

Re'iysul wasaare Saacid oo ka hadley wixii u qabsoomey xukumada uu madaxda ka yahay

Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay xukumadda uu madaxda ka yahay muddadii ay jirtay, isagoo xusay in...

Dhegeyso:- Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ka hadlaya dhibta Somalida Dibada ku heysato

Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Gudoomiye ku xigeen ka ah gudiga Baarlamanka u qaabilsan Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa waxaa uu sheegey...

Kulankii mamul u sameynta Koonfurta Somaliya oo ka furmi lahaa Magalada Baydhaba oo dib u dhac ku yimid

Warar kol dhow inaga soo gaarey magaalada Beydhaba ayaa sheegeya in uu dib u dhac ku yimid kulan la filaayey inuu maanta ka dhaco...

Ciidamada Dowlada iyo Alshabab oo xaley ku dagaalamey deegaanka Ceelberde

Ciidamada dowlada iyo kuwa alshabab ayaa xaley ku dagaalamey duleedka degmada Ceelberde ee gobolka Bakool kaasoo geystey qasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. inta la...

Dhegeyso:- Fu'ad Shangoole oo shaley Qudbadii salada Ciid ka aqriyey Fagaare weyn oo ku yaala Degmada Baraawe

Shongole oo ka mid ah horjoogayaasha kooxda Alshabb, ayaa shalay kasoo muuqday fagaare ku yaalla degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose. Waxa uu ka qeyb...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img