WARARKA

Dhegeyso:- Alshabab oo dagalada ka dhacay Shabelaha Hoose ku eedeyey Dowlada iney ka dambeyso

Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdala ayaa sheegay in dagaalkii dhawaan ka dhacay Gobalkaasi ay ka dambeeyeen ciidamada AMISOM ee jooga Gobalka...

Ciidamada Kenya oo ku hanjebtey hadii ey wareejiso Garoonka iyo Dekeda Kismanyo iney deganka isaga bexeyso

Xukuumadda Kenya ayaa shuruud ku xirtay wareejinta garoonka diyaaradaha iyo dekedda magaalada Kismaayo ee xarunta goblka Jubbada Hoose, iyadoo dhawaan ay madaxda dalalka ay...

Dhegeyso: Xuukamada somaliya oo maanta hishiish la galey Shirkad Gaaska Baarta

Wasaarada Khayraadka ayaa maanta ku dhawaaqday heshiis cusub oo ay wada gaaren shirkad lagu magacaabo Soma Oil and Gas Exlpolration LTD oo laga leeyahay...

Ciidamadii Rabshadaha ka wadey Deegaanada ku dhow dhow Degmada Marka oo maanta laga soo wada qaadey loola rarey dhinaca Muqdisho

Warar eynu ka helney gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in ciidamadii qaska ka wadey deegaanada ku dhow degmada marka maanta laga soo daad gureeyey...

Gudomiye ku xigeenka Degmada Wardhiigle oo kol dhow lagu diley Magalada Muqdisho

Warar goor dhaw inaga soo gaarey magalada muqdisho ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay ku dileen degmada Wardhiigleey gudoomiye kuxigeenkii degmadaasi Axmed Gaab. taasi. Wararka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img