WARARKA

Maamulka puntland oo sheegey ineysan la shaqeyn doonin Dowlada Federalka

Qoraal kasoo baxay xafiiska maamulka goboleedka Puntland oo lagu sheegey in maamulka goboleedka puntlaand ey u jareen xiririrkii wadashaqeynta ahaa ee kala dhaxeeyey maamulka...

Dhegeyso:- Afhayeenka Alshabab Abuu Mascad oo ka warbixinaaya Weeraradii Bisha Ramadaan

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weeraro xoogan oo ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho iyo deegaano kale oo gobollada dalka ah. Afhayeenka Kooxda Shabaab Abuu MUSCAB...

Dhegayso…Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka farxiyay Shacabka dulman ee reer Kismaayo

                    Kadib kolkii uu maanta dib dalka ugu soo laabtay Madaxwayne Xasan Sheekh maxamuud ayaa waxa uu shir jaraa’id uu ku qabtay garoonka Aadan Cade...

Dhegayso…Ahmed Madoobe oo ka Calaacalay go'aamada Shirka Kambala.

                  Madaxwaynaha ismagaabay ee waxa loogu yeero Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta shir jaraa’id saxaafadda ugu qabtay magaalada Kismaayo ayaa ku calaacalay...

Dhegayso…Xildhibaan Madeer"Shabaab si xor ah ayay Xamar ugu xaragoodaan"

          Xildhibaan Sheekh Aadan Madeer oo ka mid ah Xildhibaanada Digil iyo Mirifle ayaa si kulul waxa uu u canbaareeyay laamaha Aminga dowlada iyo weliba...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img