WARARKA

Dhegeyso:- Aqoonyahan Faayow Maxamed Xuseen oo ka hadashey halka uu maraayo shirka koonfur galbeed ee somaliya ee ka socda baydhaba

Waxaan goordhow khadka telefoonka ku wareysanay Aqoonyahanad Faayow Maxamed Xuseen oo kamid ah Qurba jooga dibada ka tagay ee ka qeybgalaya Shirweynaha Koonfur Galbeed...

Daawo:- Odayaasha Digil iyo Mirifle oo ka hadley dhul la sheegey in laga boobey Alah u naxariistee C/qaadir Zoobe

Kulan aan caadi eheyn oo ay shaley isugu yimaadeen odayaasha digil iyo mirifle ayaa waxaa uu ka dhacay Hotelka Edan ee magalada baydhabao kulankaas...

Dhegayso…Naafada Garbahaarey oo dhibaatooyin ay haystaan iyo kaalmo la gudoonsiiyey

Dadka ku naafoobay dagaalada,colaadaha iyo cudurro dalka ka jira ee ku sugan degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya dhibaatooyin iyo xaalado adag...

Dhegayso..Beesha Mariixaan oo shaacisay inay tartan u galayso xilka madaxweynaha K/G

Ugaas Ibraahim Maxamuud Cumar oo ka mid ah Ugaasyada ka soo jeeda gobalka Gedo gaar ahaan beesha Mariixaan oo ka qaybgalaya Shirka maamul u...

Wafdi uu hor kacaayo gudoomiyaha barlamanka oo maanta gaarey Dalka Iraan

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa xalay soo gaaray magaalada Tehran ee Caasimadda Dalka Iran. Gudoomiyha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img