WARARKA

Magacyada gudiga doorashooyinka madaxweynaha maamulka koonfur galbeed somaliya

Magacyada Guddiga Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Ayaa Waxay Kala Yihiin:- 1-Suldaan Cabdirisaaq Suldaan Maxamed Xaaji Faarax 2-Suldaan Nuur Xaaji Cabdulqaadir Maxamed 3-Ugaas Cabdulaahui Maxamed Cabdi 4- Ugaas...

Dhegayso…Ciidamo beeleedka Hawiye oo weli Isbaaro u taal gobolka Shabeelaha hoose.

            Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in Ciidamo beeleedka beesha Hawiye ee dharka ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed qaba ay weli...

Baaq kasoo baxay Qurbo joogta Gobolka Shabeelaha Hoose

Jaaliyada kasoo jeeda Gobolka shabeelaha hoose ee ku nool 5ta Qaradood ee aduunka ayaa shaley oo ey taariiqdu eheyd 17-2-2014 waxaa ey kulan aan...

Dhegeyso: Maamulkii Buurhakaba oo Khilaaf soo kala dhex galey

Khilaaf xoogan ayaa soo kala dhexgalay masuuliyiinta Maamulka Degmada Buurhakabo ee Gobalka Baay, sida uu xaqiijiyay masuul ka tirsan maamulkaasi. Khilaafkaan ayaa wuxuu u dhaxeeya...

Dhegeyso:- Sheekh Adan Madoobe oo sheegey in shirka uu u gudbey marxaladii ugu dambeysey

Xildhibaan sheekh Adan Madoobe oo ku sugan magalada baydhaba ayaa waxaa uu wareysi siiyey warbaahinta magalada baydhaba waxaana uu sheegey in shirkii uu marayo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img