Xildhibaan sheekh Adan Madoobe oo ku sugan magalada baydhaba ayaa waxaa uu wareysi siiyey warbaahinta magalada baydhaba waxaana uu sheegey in shirkii uu marayo heer gabagabo ah kol dhowna la dooran doono madaxweynaha maamulka koonfur galbeed somaliya .
Waxaana uu sheegey in howshan ka socota magalada baydhaba ey tahay howl waafaqsan dastuurka dowlada federlaka dowladana laga doonaya in ey ixtiraamto dastuurta ey somalida wada qorteen.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Sheekh Adan Madoobe Mobil
Daafeet.Com