Dhegeyso:- Aqoonyahan Faayow Maxamed Xuseen oo ka hadashey halka uu maraayo shirka koonfur galbeed ee somaliya ee ka socda baydhaba

0
170

faayowWaxaan goordhow khadka telefoonka ku wareysanay Aqoonyahanad Faayow Maxamed Xuseen oo kamid ah Qurba jooga dibada ka tagay ee ka qeybgalaya Shirweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Aqoonyahanad Faayow Maxamed ayaan ka wareysanay Guulihii ugu danbeeyay uu ku talaabsaday Shirweynaha oo uu ugu danbeysay Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo Maanta la Magacaabay.

 

Faayow Maxamed

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Faayow Maxamed Mobil

 

Daafeet.Com