Kulan aan caadi eheyn oo ay shaley isugu yimaadeen odayaasha digil iyo mirifle ayaa waxaa uu ka dhacay Hotelka Edan ee magalada baydhabao kulankaas oo looga hadlayey dhul uu lahaa Alah u naxariistee C/qaadir Zoobe oo ku yiiley magalada muqdisho in ey dhisanayaan kooxo kale, Odayaasha ayaa waxaa ey fariin u direen waaxaha cadaalada ee dowlada federalka wexeyna sheegeen in sida ugu dhaqsiyaha badan wax looga qabto dadka caadeystey in ey boobaan hanti eysan laheyn.
Daafeet.Com
waxaan u hambaleynayaa odayaash D/M sida geesinimada leh ee ay udifaaceen xaqa , waxaana leeyahay dulmilayaasha umadda somaaliyeed u soo dhigtey ilaah idinkiisana waana laga guuleysandoonaaa.
inshaa’alaah
odayasha wax wanaagsan bey qabteen waana runtood iney iney wax ka dhahaan dadka xoolaha yatiinta ah raba inuu dhisto xoogna uu ku heysto..runtii waxa la rabey in laga xishoodo boobka shacabka lagu hayo ayadoo la sheegayo iney dowlad ka dhalatey wadanka haatana hagardaamoyinkii hawiye ay sii bateen wa wax laga xumaado..
Comments are closed.