WARARKA

Dhegeyso:- Wariyaha baydhabonews oo maanta shacabka ku hor kufey

Shaqsiyaad caadaqaatayaal ah oo sheegta iney yihiin suxufiyiin waxna ku qora websidyo macmal ah ayaa waxaa ey maanta isu deyeen in dacaayado u sameeyaan...

Dhegeyso: Malaaq Deerow oo ka hadley socdaalkii ey maanta qaswadayaasha ku tageen magalada baydhaba

Sida eynu la socono waxaa maanta magalada baydhaba tegey wafdi ka socda Igad iyo dowlada federaalka marka si aan wax uga ogaano socdaalkaasi aya...

Gudomiyaha Barlamanka somaliya oo hishiis la saxiixdey gudomiyaha barlamanka sudaan

Gudoomiyaha Golaha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa heshiis iskaashi kula saxiixday magaalada Tehran dhigiisa Dalka Sudan Dr Al-Faatix Cizadiin Mansoor. Saxiixa...

Xog:- Qas wadaal ka tirsan xukuumada fadhiidka oo maanta ku wajahan magalada baydhabo

War aan kol dhow ka helney  magakada baydhaba ayaa waxaa ey sheegayaan in wafdi kasocda Xukuumada federalka, ay saacadaha soo socda ku wajahan yihiin...

Gudoomiyaha barlamanka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan oo qudbad ka jeediyey Shirweynaha iskaashiga islaamka ee ka socda Tehran

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa khudbad ka jeediyey shirweynaha 9aad ee dalalka Iskaashiga Islaamka OIC kaasi oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img