WARARKA

Dhegeyso:- Reysulwasaaraha xukuumada federalka somaliya oo shaaciyey in uu tegi doono dhawaan magalada baydhaba

Raiisulwasaaraha Dowlada soomaaliya cabdiwali sheekh axmed ayaa maanta shaaciyey in uu tagayo magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay. cabdiwali sheekh axmed raiisul wasaaraha soomaaliya ayaa...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Barlamanka Prof Maxmed Osman Jawaari oo ka warbixiyey safarkii uuu ku tegey baydhaba

Ku simaha Madaxweynaha isla markaana ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Cusmaan Jawaari oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdishoa ayaa waxa uu faah faahin...

Dhegayso..Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtida K/G”Madaxweynaha waa inoo dhaartay,Jawaarina aad iyo aad ayaan u wada shaqaynay”

Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtida KoonfurGalbeed Soomaaliya Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur Ugaas Xuseen ayaa waxa uu maanta ka warbixiyay kulamadii ay la qaateen Madaxweyne...

Dhegayso…Gudoomiyaha degmada Waajid oo sheegay inay magaaladu go’doon tahay

Gudoomiyaha degmada Waajid ee gobolka Bakool Cabdulaahi Yariisoow ayaa waxa uu maanta ka dhawaajiyay in degmadiisa Waajid ay dhan kasta ay go'doomiyeen Xarakada Shabaab...

Daawo:- Gudoomiyaha barlamanka Prof Maxamed Osman oo maanta ka qeyb qaatey soo celinta bilicda magalada baydhaba

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa muuqaal gudoomiyaha barlamaanka prof Maxamed Osman Jawaari  oo ka qeyb qaadanaya soo celinta bilicda magalada baydhabo ee bal nala...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img