WARARKA

Madaxweynaha Dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Madobe Nunow oo ku dhawaaqey 13 wasiir

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Mudane Madoobe Nuunow Maxamed ayaa goordhow magacaabay wasiirrada cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,waxaana Warbaahinta u akhriyay Madaxweyne...

Daawo:- Dood dhex martey Axmed Osman Duuble iyo Cali Baab

Dood si wanaagsan ey usoo agaasimeeen tv royal ayaa lagu qabtey xarunta royal tv ee dalka ingiriiska magalada uk doodaas oo looga hadlayey maamulka...

Dilaa aan damiir la hayn iyo duul dill ku xukuman

Dhiiga dadka Soomaaliyeed waa u bannaan yahay cid kasta oo waa dhiig ay daadin karaan dhamaan kuwa isku haysta Soomaaliya, kan dilaya iyo kan...

Amiin Camir oo sawir gacmeed ka sameyey Madaxweyne Xasan Sheekh

Amiin camir oo sawirkan ku cadeynaya jahwareerka uu ku jiro madaxweyne xasan sheekh isagoo gacantiisa ku sameystey. Daafeet,Com  

Daawo: Reer Toronto iyo Xafladii ey ugu tala galeen Dowlad goboleedka Koonfur galbeed somaliya

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa xafladii ey reer toronto ugu tala galeen Dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=CcxdrfVC83Y] Daafeet

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img