Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan.
Halkan ka dhegayso Unknown Album
Suldaanka beesha Jiido Suldaan Warsame Suldaan Ibraahin Aliyoow waxaa uu sheegey in dad badan ey kasoo qaxeen dhibaatooyinka hada ka socda degmada qoryooleeey kaasoo...
Waxaa xaflad aad u wanaagsan lagu sameeyey magalada semeeyey magalada seatle washigton taas oo loogu tala galey dowlad koonfur galbeed somaliya ee uu madaxweynaha...