WARARKA

Hambalyo Aroos farxad leh Xasan Cali Deerow iyo Saciido Xaaji Axmed

hambalyo hambalyo   Daafeet.Com

Gudoomiyaha Barlamanka Prof Maxamed Osman Jawaari oo maanta ka qeyb qaatey nadaafadeynta magalada baydhaba

Waxaa maanta magalada baydhabo ka dhacay barnaamij loogu magac darey soo celinta bilicda magalada baydhabo halkaas oo ey shacabka magalada isugu soo bexeey si...

Amiin camir oo sawir hor leh ka sameeyey Riyadii rumoobi weydey ee Shariif Sakiin

Farshaxanka weyn ee Amiin camir ayaa waxaa uu sawir gacmeed ka sameeyey waxa uu ku fikiraayo shariif sakiin. Daafeet.Com  

Daawo: Xafladii Taageerida Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya ee Edmanton

Xaflad aad loo soo agaasimey oo lagu soo dhaweynayey dowlada goboleedka koonfur galbeed somaliya ayaa  lagu qabtey magalada edmanton ee gobolka alberta xafladiina sidan...

Dhegayso..Luul Maxamed Aden oo ka warbixisey halka uu marayo howlaha balaarinta iyo dayactirka Isbitaalka 2aad ee Garbahaarey

Luul Maxamed Aadan oo ka mid ah Haweenka Qurbajoogta ah ee ka soo jeeda KoonfurGalbeed gaar ahaan Gobolka Gedo kuna sugan magaalada Garbahaarey ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img