WARARKA

Daawo:- Barlamanka dalka ingiriiska oo u codeeyey in qaadka laga joojiyo dalka ingiriiska

Barlamanka dalka ingiriiska ayaa shaley u codeeyey in qaadka laga joojiyo dalka ingiriiska wata codeyntii ee nala daawada. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=1MzICXECsVg] Daafeet.Com

Madaxweynaha dowlada federalka oo magaalada muqdisho dib ugu soo laabtey

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gelinkii hore ee maanta dib ugu soo laabtey magalada muqdisho isagoo labadi maalmood ee lasoo...

Daawo;- Sawirada Gudoomiyaha barlamaanka oo booqanaya Xarunta madaxtooyada k/galbeed somaliya

Gudoomiyaha baarlamaanka somaliya Prof  Maxamed Osman Jawaari ayaa maanta booqdey xarunta madaxtooyada  ee maamul goboleedka koonfur galbeed somaliya asagoo ey ku wehliyaan maaulka koonfur...

Daawo:- Gudoomiyaha Barlamanka Prof Maxamed Osman Jawaari oo maanta booqdey xarunta ADC ee baydhabo

Gudoomiyaha barlamaanka prof maxamed osmaan jawaari ayaa maanta booqdey xarunta adc isagoo halkaasi kula kulmey dhamaan odayaasha guurtada ee dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya. [youtube...

Dhegayso…Ciidamada Axmed Madoobe oo derajo lagu siiyo gumaadka shacabka Kismaayo

Maxamed Cabdi Odowaa oo ka mid ah saraakiisha uu hogaamiye Bare Hiiraale ee ka soo horjeeda maamulka Axmed Madoobe oo la soo xiriiray idaacada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img