WARARKA

Daawo: Howlgal oo Muqaawamada Al-qasaam ka Fulisay Xero Ciidanka Yahuuda leh

Muqaawamada Alqasaam oo ah Garab Militari oo ka tirsan Ururka Xamaas ayaa waxay baahisay videoyow oo Dagaalyahanadooda ka soo baxaya God weerna ku qaadaya...

Dowlada iyo Beesha Caalamka oo Maanta ku Dhawaaqeen Dhismaha Maamul Cusub + Sawiro

Munaasabad Maanta  ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynaha Soomaaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Mas’uuliyiin ka socotay gobolada Dhexe, Siyaasiyiin, mas’uuliyiin ka...

Maxaabiis Cafis Loogu Fidiyey Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabelaha Hoose

Xarakada Al-Shabaab ayaa cafis u fidisay maxaabiis ku xirnaa degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, taas oo ay sheegeen inay ku maamuusayaan maalintii ciidda...

Malaaq Shuurow Oo Xilkii Ka Qaadey Gudoomiyaha Gobolka Bay Iyo Kan Degmada

Maamulka gobalka Bay iyo kan degmada Baydhabo ayaa maanta waxaa xilalka ka qaaday golaha guurtida gobolka Bay, iyadoo lagu eedeeyay xil-gudasho la’aan iyo ku...

Dhegayso..Waafoow”Hadii hal Geber kusoo herto Shabeelaha hoose waxaan rabnaa inay xuriyo ku noolaato”

Gudoomiyaha deegaanka No-50 degmada Awdheegle gobolka Shabeelaha hoose Cabdulaahi Waafow ayaa waxaa uu ka war bixiyay xaalada haatan u sugan yahay gobolka Shabeelaha hoose...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img