Daawo: Howlgal oo Muqaawamada Al-qasaam ka Fulisay Xero Ciidanka Yahuuda leh

1
100

version4_06756754673252365

Muqaawamada Alqasaam oo ah Garab Militari oo ka tirsan Ururka Xamaas ayaa waxay baahisay videoyow oo Dagaalyahanadooda ka soo baxaya God weerna ku qaadaya Ciidan Yahuud ah. Weerarka ayaa Dagaalyahanadan ku dileen ilaa 10 ka tirsan Ciidanka Yahuuda.

Waxad arkaysaan Dagaalyahandan oo isku dayaya  inay Askari Yahuud ah  afduubtaaan, balse markii taasi u Suurtogali waysay ay Askariga dileen. Sidoo kale Dagaalyahanada Al-Qasaam ayaa si nabad ah ku soo noqdeen Godkii Weerarka ka qaadeen.

 

 

1 COMMENT

  1. walaalaheyga mujaahidiinta qasaam runti aad ayeey u qaldanyihiin waayo ma ahayn iney tusaan godadka ay kasoo baxayaan ayna kasoo weerarayaan cadawga yuhuuda, cadawgaaga godadka aad kaqaniinikarto lama tusto inta aad guusha kagaareysid waayo hada waxaa aduunkooidil u kuur galayaan sidey ku heli lahayeen saldhigyada mujaahidiinta, xataa way ogyihiin maaxda aduunka ay u wada shaqeeyaan yuhuuda, waxaa taasi daliil idiin ah emaratka carabta iney soo direen sirdoon baadigoobaayay meelaha mujaahidiinta ay kasoo ridaan sawaariikhda, waayo waxay ugu soo gabadeen muslin nimo ileen cidkaloo utagikartaa majiraane waana in ay iska ilaaliyaan iney sirtooda ama godadkooda tusaan cadawgooda taasina waa kala dardaarmaayaa mujaahidiinta xaqa ah, maahan shabaab ookale iyo kuwa suuriya kadagaalamaayaan umadaislaamkay kujihaadaayaan, marka kii jihaad xaq ah raboow, tag falastiin, meeshaasaa janada kaaga horeysaaye ee saacid walaalahaaga islaamka, maahan inaad jihaad ku tilmaamtaan dilka muslimiinta,

Comments are closed.