Dowlada iyo Beesha Caalamka oo Maanta ku Dhawaaqeen Dhismaha Maamul Cusub + Sawiro

5
42

IMG_5615Munaasabad Maanta  ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynaha Soomaaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Mas’uuliyiin ka socotay gobolada Dhexe, Siyaasiyiin, mas’uuliyiin ka socotay QM, Midowga Yurub,   Midowga Africa, Wasiiro ka tirsan Dowladda, Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed,  iyo Marti sharaf kale. Munaasabadan ayaa lagu heshiisiinayay Maamulada yar yar oo qaab Jufo u dhisan kala ah Galmudug, Ximin iyo Xeeb iyo Ahlusunaha Gobolada dhexe. Munaasabadan ayaa lagu dhawaaqay Dhismaha Maamul Goboleed ka kooban Qeeb ka mid ah Mudug iyo Galaduud, lama yaqaano sida uu ku waafaqi doono Dastuurka Soomaaliya Maadaama la rabo in Maamul Goboleedka uu ka koobnaado ugu yaraan Labo Gobol.

Tani waa Arin Cusub oo Cadeyn u ah qaabka  Maamulada loo samaynayo oo ah qaab Beeleed. Laakiin Su`aasha Meesha taalo ayaa ah maxaa loogu diiiday Dadka Digil-Mirifle inay ayagana lixda Gobol oo Maamul u samaysteen in la aqoonsado. Mise Sheekada waxay noqotay la jiifiyaana banaan. Beesha Caalamka oo la Safan Beelaha Daarood iyo Hawiye ayay ku andocoonaysay in Lixda Gobol aan Suurto Gal ahayn maaadaama ay Seddex ka mid ah Maamul loo sameeyay. Taasi oo Maanta beenowday, ayagoona ogolaaday in Gobolka Mudug oo ka tirsan Maamulka Putland  00 qeyb yar welina Xaafad ka tirsan Magaalo Madaxdiisa Gaalkacyo inay ka mid noqoto Maamulka Xusub ee Maanta Dhismihiisa lagu dhawaaqay.

Walaalaha Digil-Miriflaha ku doodayay in Beesha Caalamka ogolaanaynin in Maamul loo Sameeyo Meel Maamul leh,  ha arkaan Maanta Eexda iyo Wax-Isdabamarinta jirta. Isku soo wada duub waxa Maanta dhacay waa wax loo baahnaa inay Banaanka imaadaan, Qofkii wax ku fahmaayana ka faa`idaysto.

IMG_5583

IMG_5604

IMG_5610

IMG_5615

Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. arinta haddii saas tagtay odoyasha Digil-Mirifle haka tashtaan aayaha mustaqbalka Umadooda. Kuwii la qalday sida Shariif sakiin, Jawaari iyo wixi ku fikir ahaa oo Midnimada Umada arintaas darteed u burburiyeey waxan leeyahay soo noqda inta gooru goor tahay. Maanta wixii ka danbeeya cafis ma jiro, qiyaano Qaran ayad galaysaan. Isqabta oo dadkiina la safta.

  2. kkkk waxaan layaabanahay ninkaan qoraalka qoray waxaan umaleenayaa inuuba waxba kala ogeen wuxuu maqlay dad ayaa la iska celiyaa war galmudug state xaafad mahan waa doolad gaalkacyana ayadaa iska leh waana maanjoorati mahan dad yar oo faro kutiris ah sida digil miriflahaa sheegeesid waana dadka kaaga badan aduunyada oo dhan marka dad laxaqirikaro mahan illaahay baa wuxuu siistay power wuxuuna usiiyay waxay kasoo jeedaan dhal owliyo waxayna ladagaalaan dadka cadowga ah sida adigoo kale oo u dhaqmaaya yahuud nacala tulaah caleek.

  3. DM kooxda cado qatayasgha aha oo Muqdisho ka amr qata oo ku haya anaga Muqdisha nanaga so dortey oo maskaxodda sidi dad gumeysi ku jira uu shaqeysoa ayaa mehsaan joogno na jojiyeey.Galmudu State barlamanka nimanak ugu jira waa dad dadnimo ku jirto kana go’aantahay rabitanka dadkoda in la fuliyo. kuwa DM barlamaka uu fadhiya waa dad la haystayaal aha oo Dollarka dunida laga so dawarsadey Illashanaya deganada DM iyo Dadka degan hadi malin cadey la Dubanayo Hassan Shekh iyo Qabiliste Cabdiwelli ayeey ka Cabsadan , kana Amar qatan.DM waainey tashataan Cidamadoda Sameystaan difaacna galan fromGedo do Gilib DAROD ayaa lo shrciyeeye Shabelada Hoose waxa la yiri waa a SHAMUD, BAKOOL 3 DEGMO DAROOD AYAA HEGTEY(CAATO YEET CDEBERDE) DM waxa la rab in BAY oo ka Kooban 7 degmo iyo Bakool 3 egmo ka so xarto in lagu koobo.CABDIWELLI PM oo Qabiliste aha oo danta Somali danaheda shoqo ka lahayn Hawiye iyo asagana mar dhow waa is arkayaan inkasto uu International Community uu ku direy hase yeshe waxba kama qadayo HAWIYE , deganadoodana Mamulada ay uu sameysteen kuma dhaco inuu ku hadgudbo ama sidu rabo ka yeelo waqtigaan la joogo. Hawiye wuu uu so socda Allah ha ka qabte . DM Cabdiwelli DHULBALARSIGI Aderkisa Siyad Barre uu bilabey ayuu inu DHAMESTIRO raba oo ah uu SHERCIYEEYNTA DAROOD degano aysan lahay.

  4. arintaan waa mid u taalo una dhexeysa dowlada Gobolada dexe reer Gobolada dhexe in midowan cadawgooda u migoobaan walaaltinimadooda muujiyaan waa mid meesha ku jirta Loona Baahan yahay Kuwa Reerohooda ah oo Dadka ku Dhibaaya G/shabeelada Hoosana
    u aqli eliyaan oo dadka ka Qabtaan aaf ayey u ficantahay Horay ayaa Loo yiri shino hal af ayaa laga maalaa isku af isku aragti in ay noqdaan waan soo dhaweynayaa waana ku faraxsanahay

  5. Habargidir oo loo ansixinayo Maamul Goboleed iyo Madaxda sare oo ka qeyb galaya .

    ARE YOU JOKING!!!!

    THAT IS IT! THE SOMALI PROBLEM FINALLY SOLVED.
    • THE INDIGINOUS PEOPLE OF THE BENAADIRI PARTICULARLY THOSE OF XAMAR AND AFGOE CAN NOW SLEEP IN PEACE.
    • THE PEOPLE OF MARKA, AWDEEGLE AND NUMBER 50 WILL NO LONGER HEAR THE DRUMS OF GUNFIRE.
    • THE PEOPLE OF BRAAWE AND JANAALE WILL HAVE THEIR HOUSES AND FARM LANDS BACK.
    • THE PEOPLE IN THE DIASPORA CAN NOW RETURN TO CLAIM BACK THEIR PROPERTIES
    • PUBLIC BUILDINGS, SCHOOLS, HOSPITALS AND MOSQUES WILL BE RETURNED BACK TO GOVERNMENT HANDS
    • PEOPLE WILL BE FREE TO TRAVEL WITHOUT FEAR AS ROAD BLOCKS WILL BE VACATED.
    • WORDS THAT DOMINATED OUR LANGUAGE WILL BE PUT INTO THE HISTORY DUST PIN… LIKE ”MORYAAN, BILILIIQO, ALSHABAAB, HISBUL ISLAAM, ALSUNA WAL JAMEECA, WA LA QAARAJIYAY…AND OTHERS”

    IN SHORT OUR PRAYERS HAVE BEEN ANSWERED AND THE OLD GOOD TIMES ARE COMING BACK. YOU CAN START THE CELEBERATIONS!!!

Comments are closed.