Dhegayso..Waafoow”Hadii hal Geber kusoo herto Shabeelaha hoose waxaan rabnaa inay xuriyo ku noolaato”

10
135

derrrGudoomiyaha deegaanka No-50 degmada Awdheegle gobolka Shabeelaha hoose Cabdulaahi Waafow ayaa waxaa uu ka war bixiyay xaalada haatan u sugan yahay gobolka Shabeelaha hoose gaar ahaan deegaanada beryihii la soo dhaafay ay dagaaladu ka jireen.

Cabdulaahi Waafow ayaa sheegay in dhalinyarada deegaanka ay ka go’an tahay inay difaacdaan deegaankooda iyo shacabkooda.

Halkan ka dhegayso

Unknown Album

Ku dhegayso Moobilkaagawaaf

10 COMMENTS

  1. inshaallaah wa guleysanaysan garabkiina alakujira isdifaca dhul nikiisiba is kaleh markastana kii gardarada kuyimid un ba dhib qaba guuleysta daiman wa abad insha allaah

  2. Waan uhambalyaynayaa mujaahid c/waafow ilaahay ha ku xifdiyo , adduun iyo aakhiraba , adduunyada inta aan joogno taariikhda ayaa ku xusi doonta , aakhirana janada ilaahay ayaad gelidoontaa inshaa’alahy.
    teeda kale halgankiina yuu istaagin sida aad carabka aad ku dhufutayba ,intii wada hadal la’idindhexdhigo hayeelin wada hadal maba imaan karo waayo deris maba tihiin dad iyo degaanba ,waad ogtihiin dagaaladdi RRA-DA markii lagu jebiyay wadahadal kuma aysan afjarmin , qoladdan dagaalkoodu wuxuu ku soo afjarmayaa waa xabad, waana hubaa in aad guulaysandoontiin ee adkaysi halayeesho, waxaan rabaa in aan ku xasuusiyo oraahdii HALYAY SHAATIGADUUD ee ahayd”‘ wixii xoog lagu qaato xooga baa lagu soo celiya ”
    mar haddi ay sifiican u jabaan dib danbe idinkuma soo noqonayaaan waa taa hadda caboodkoodu meel walba kayeerahayaa, e waxyara idinharay , ee adkaystaa ilaah garabkiina haagalee,

  3. Insha alah mujaahidiinta uu horkacayo waafow wey guulaysanayaan oo shaki kuma jiro mey weelay waxay ku dagaalamayaan waa xaqooda. Tan kale heshiis maba iman karo mey weelay waxaa la laga laayey odayaal intaa loogama harin oo injta misaajid loogu galey ayaa culimo oo salaad u taagan la laayey… Anaga aan 6 gobol ama 3 gobol qaadano wax hawiye siiba habar xaaran ka galey malaha… Hatheegii luku hathi ooytintiis hinchir hinchiru

  4. asal meesha aad soomaliya kasoo gasheen ayaa anagana hadii aan nahay hawiye idin geeneynaa yahuud iyo dhulkaad soomaliya kasoo gasheen isku diyaariya.way naga dhamaatay naxariis iyo muslimnimo.waana balan in aad ku jabi doontiin dagaalka insha’allaah

  5. kkkkkkkkkk dagaal miyaaa wiil kudhalaa waaku dhintaa maahane colaada joojiya ee is walaashada yaan leeyska cunin calooshee

  6. Salaan qaali eh Walaalkeey Cabdullaahi Waafoow. salaan kadib waxaan ku talin lahaay in idaacadaha ka hadalkooda la yareeyo, dagaalkana N50 iyo Marka laga wareejiyo dadka soo duulay magaalooyinkooda loo wareejiyo. waa idinla jirnaa, ilaaheey garabkiina ha galo.

  7. muqadheere yuhuuda sifadooda waxaa leh maanna qabiilada somaliya oo dhan hadii lafiirsho waa h.gidir tusaale fuuleynimo nacasnimo qiyaano lug gooy hada yahuuda somaliya waa h. gidir mana dhehi karo h.gidir waa muslim h.gidir waa gaal gaal dhalay

  8. To yuu says war nin yahow hadii aad adiga geesi tahay orod nin hbgedir ah ku dheh waxaad tahay gaal gaal dhalay markaas ayaad arki doontaa mudnaanta aad ka heli kartid hbgedir ninka fulayga ah waxaa lagu yaqaanaa inuu geesi kuyahay computerka gadaashiis marka hbgedir hadaa ku sheegtay fulaynimo waxaad tahay qof aanan taariikda soomaliya la socon magaca yahuudana wuu ku dhibay maxaa yeelay waxaan sheegay xaqiiqda dadka sida yahuuda udhaqma soomaaliya ha iskaga yaacaan walee iyo bile inay soomaaliya sii joogi doonin. waxaana sugaaya in laraamsado.geedkii ay galaana laga dabo galo.

Comments are closed.