WARARKA

Dhegeyso;-Gudoonka Baarlamaanka Maamulka Lexda Gobol oo Shaley Doortey Gudoomiye Cusub Kii Horana Xilka Ka Xayuubiyey

Golaha baarlamaanka Lexda gobol ayaa maanta xilkii gudomiyaha barlamanka ka xayuubiyey gudoomiyihii hore ee barlamaanka Cumar dheere isla markaana loo magacaabey gudoomiye cusub oo...

Dhegayso..Xog ku saabsan AMISOM oo hubkadhigis Hawiye ka bilowday Marka.

Ciidamada reer Afrika ee Howlgalka Soomaaliya AMISOM oo ay wehliyaan ciidamada Nabadsugida Qaranka ayaa waxay maanta ka bilaabeen magaalada Marka caasimada gobolka Shabeelaha hoose...

Dhiibo Codkaada Sidee u Aragtaa In Maamulka Shariif Xasan Madaxweyne kuxigeen La Siiyo Beelaha Hawiye

Warar is daba joog ah oo aynu ka heleyno magalada baydhaba ayaa waxaa ay sheegayaan in maamulka Shariif Xasan uu yeelan doono 3 Madaxweyne...

War Deg Deg Ah:- Wadahadalo U Dhexeeya Xildhibaano uu Hogaaminayo Sheekh Adan Madoobe Iyo Odayaal uu Hogaaminayano Gudomiyaha Golaha Guurtida Malaaq Shure Oo Hada...

Wadahadalo ay garwadeen ka yihiin Qaar ka mid ah Xildhibaanada Qaranka oo gaaraya 9 Xildhibaan oo uu horkacaayo Ex. Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Sheekh...

Daawo Video Aljaziira Ka Sameysey Dowlada Kenya oo Lagu Eedeyey In Ay Dileen In Ka badan 500 Oo Ruux Maxkamad La,aan

Daawo Videogan kaa ka hadlaya howlaha la dagaalanka argagixisada sida ay u fuliyaan dowlada kenya https://www.youtube.com/watch?v=lUjOdjdH8Uk#t=745 Daafeet.Com  

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img