Warar is daba joog ah oo aynu ka heleyno magalada baydhaba ayaa waxaa ay sheegayaan in maamulka Shariif Xasan uu yeelan doono 3 Madaxweyne ku xigeen kaasoo mid ka mid la siin doono beelaha Hawiye, loolanka hada ka socda magalada baydhabana ayaa waxaa ugu cad cad Beesha Abgaal iyo Habar Gidir marka sidee u aragtaa arintaas dhiibo codkaada.
[poll id=”7″]
Daafeet.Com
AAcuudubilaahi mina sheydhaanirajiim habar gidir tey nagu dhigtay ilaahada dhegeheena kama tirmin hadana gumeysi dadban halagu geliyo miyaa mayeeleyno
Waaa wax aan caqli galeyn in Hawiye waxa laga siiyo meel aan isir ku lahayn,dulmi iyi xadgudub xad dhaaf shacabka masaakiinta ku laaynaayan.
digil iyo mirifle waxa ka degan anzalote oo waagii hore la oranjirey buulo Elay-burkarala iyo via Roma waxaa degan Reer baraawe iyo jereer weyn maamulka xamar hata biyantone dhulka nadiifiyo lama siinin sideeba hada la oran karo hawiye wax ha laga siiyo maamulka digil iyo mirifle .
Waa gef weyna ha la iska ilaaliyo.
taasi waa Wax aan dhici karin laakin ayaga ayaa shariifka ka dhigey madaxweyne oo caawiyey kana soo horjeestey madaxweynaha sharciga ah ee k/galbeed danta laga lahaana waa in jagooyin iyo ictiraaf uu siiya beesha hawiye una xalaaleya dhulka reer digil iyo mirifle..taasi wixii laga yeeli lahaa waxey u taala shacabkla k/galbeed ee soomaliya..
Gobolka baboons ogaadeen hala siiyo because 2 degmo oo buuxdo ayey degaan waa Ceelbarde iyo yeed
2da kalena waa wajid iyo bakool Mirifle.
Digil iyo Mirifle hal gobol iyo bar way ka badan tahay. Because dadkooda intaas ka badan ma maamuli karaan.
HAWIYE NAAREED- HAWIYE NAREED , MARKAAS AY U DHAMAANEYSAA SHARIIF SAKIIN.
sakiin wuxuu rabaa umad kale in uu ku beero dhulki digil iyo mirifle walaahi kuwa daba socda maalin an maanta ahayn waxna laga qaban karin ayay afka taagi donaan
Maxaa lagu diidaa Hawiye, dhulba ma ku haynee meesha. Jubooyinkii way tageen, Shabeelaha Hoose Hawiye Madaxweyne ku xigeen ha qaato, Ogadaan oo Bakool qeyb ka deganna Gudoomiye Barlaamaan hala siiyo. Shariif Sakiin sidaas kama shaqeyninoo, Asharaaf DM ma aha, qabiil kastaa oo Soomaali ayey la degan tahay, kuweena iney dhulkeena gataan Xaabsade iyo Leysaan ayaa aabe iyo Hooyo u ah
Hadii beelaha Digil ey ka barbar dagaalami lahaayeen biimaal si sh/hoose loo xureeyo, damacaan waalan ee hawiye ma jiri lahayn.
hawiye iyaga lahaystay afgooye iyo qoryooley, biimaal intii tabartiisa waa dagaalamay laakiin awdigil wixii ku dhacay ma sheegi karo aniga.
Ani walii iili etaa khalid eed ing wiing. Unuubi xukunshoo miin jeednoo may ni dabi dhikii yoo saas hoobi dhiidi digil ii miriflii is duugeen.
Arintani waa arin sax ah sababtoo ah Hawiye meelo badan ayey ka degaan Gobolka Shabeelaha hoose waxaan kaloo qeyb ka degnaa Gobolka Bakool, Shariif Xasana shaqo fiican iyo cadaalad ayuu sameynayaa hadii uu Hawiye siiyo xilka madaxweyne ku xigeen marka caatifada ha laeyska daayo. Eelaydiina waa waalateen daraad ayey eheyd markii dhul aydaan laheyn la idinka diidey inaad ku darsataan hadane dadkii Gobolka Shabeelaha Hoose ugu badnaa miyaad rabtaan inaad bananka dhigtaan taasi dhici meyso Shariif Hasan Guuleyso
Asc, waxa weeye arrin aad uwanaagsan waana filineynay aad iyo aad baan uguu faraxnay talaabada wanaagsan haddii laqaado anagana diyaar unahay xilka qeebteena an qaadano wa Guul Hawiye usoo hooyatay wa Bushaaro aan la soo kooban karin war Hawiyaay kaalintiina lasoo gaadhay war Shariifka xasan ha la taageero gacan buuxda hala siiyo HIIL IYO HOO waryaada sida ayaan iskuu ognahay war wa GUUL GUUL GUUL wa billaahi towfiiq
Waa wax lala yaabo hawiye dhulkaaga Sii waa nasiib daro taa geerida ayaa dhaantaa
waa arin fiican in qabiilada dega shabeelaha hoose la wada gaadhsiiyo xukun ka laakin dadka daga bay bakool ma aaminsana in ay iyagu lee yihiin dhul sidaa daraaded mar ba maamulka loo sameeyo waa in ay raacaan
MUDO HADA LAGA JOOGO 15 SANO AYAY AHAYD IN AY FIKIRAAN DADKA DEGA SHABELE SHOOSE MARKAA MAANTA CIIDAMADA ETHIOPIA U SHEEGA IN DHULKA AAD LAHAYDEEN OO CIIDAMADA ETHIOPIA SIIYA
MEEDAY DHALINYARTII DHULKA LAHAYD ?
MIYAY BAQANAYAAN
war aniga mar horaan wardhameeyay ee digil mirifle haka tashto digil dadka ladagan oo diriska xaqa ah waa biimaal biimaal aan waxlaqybsano hadee col galaan aan la galno mirifle maan wax la qeybsankarnaa haleeska hilmaamo wax la yiraahdo digil&mirif waayo mirifle asaa is gatay hadana anaga moo hawiye naga gadaa maxee yihiin horta siyaasad maba yaqaanin xisbiya yaa sameeyay kuwa sameeyay digil ee ahaayeen ustaad OSMAN&ZAQAWADIIN digilee ahaayeen markaas mirifle duurkee ku jireen wax jira ma ahan kuwaan aan ka tashano
Aniga warkeygu wuxuu yahay sidan
Shriif xasan taageerida ay taadeereen dad aan ehel u aheyn ayay jawaab u tahay in lagula taliyo in uu nin Haweye ah soo magacaabo , taasina waxay soo dedejinaysaa mamulkii gacan ku rimiska ahaa in uu meesha ku soo gabageboobo.
websitka Daafeet waxaad ku fogaateen mucaaridnimada Shariff Xassan, hadda waxaad bilowdeen inaad been dadka usoo bandhigtaan si aad u abuurtaan khal-khal dadka dhexdiisa ah, waxaan idin oran lahaa meesha aad ka abuureysaan waxa dadka iska horkeena ku bedela wax dadka isu soo dhaweeya, waayo dadka waa dadkiini dhulkuna waa dhulkinii ha abuurina khilaaf. waa iga waano.
it’s ok.
waa nasiib daro in dhulkaada lag iibiyo
dad aan laheenne
waa arin xun aad iyo aad ayaan uga xumahay in habargidir madaxweyne ku xigen lasiiyo lakin ilaa aad wadan shakhsi naceb waligeed DM midnimo lama gaaraay waayo MAYOW cml ayaa ku jidha
hawiye meesha wax u yaal malahan damacaan waaalana waxaa gaarsiinaaya beesha digil ee qowsaarada habargidir noqday waxaana leeyahay turaabta tolkeedaa u soo tashaheey kuwa digil qasaayana waan lasoconaa odayaasha iyo kuwa ay yihiin
Way wanaagsantahay inuu u Magacaawo Ninkuu Isaga Rabo Maadaama Asaguba uu lamid yahay kuu Hore oo Siyaasada DM Ugu Jirey Maxey Dalka Iyo Dadka u Qabteen, wuxuu Rabo Haka Sameysto Marka Yaan Lafiirrinin shariifka Kuwii kahoreeyey Waa In Latilmaamaa. Asc
siyaasiyiin iyo wax garad u taliya miyayna lahayn dadkan dhulbaa lanaga qaadday leh
dhulka goormaa la qaybsaday
tuulooyinka side loo kala Dagan yahay
intaad hurdeysay, adiga mahadaad soo kacday bal soocadayo kadib hadal
Waa wax xun acuudu billaahi wallee aan layska yeelin ilmihii naga dhintay duur cudla muu dhiigooda ku dhamaanaa hawiye no no no o no no no 1-Mirifle 2-Biimaal 3-Digil waxii intaasi dhaafo waa dul.I
Waa wax aad u xun. Hawiye dhulkiisii aaway daarood uu ka soo baqay miyaa
Horta Hawiye iyo Habar gidir maxa miid ka digay? Murusade so reer aptigina maha gaaljecel iyo sheikhal soo weli good si asluub leh miyenan kula degin?
hilibi sxb wax baakaa qaldan gaaljecel kii kuguyiri waahawiye maahan hawiye kii dood arinkaasi ka qaba waa iso weydiinkaraa gaaljecel waa saran soor saransoorana maahan hawiye maogi hadii dad kubadsiay tahay laakin saransoorku hawiye maahan managalo ilma adeer ayaa layahaya sida Dir Iyo Axma Hawiye Waa irir saransoorna waa curudki garajante, sidaas wax u ogoow
Madaxawayn ku xigeyn waa biimaal cid kastaa og meesha maxaa hawiye keenay
heer aw digil waxaa naqu dhacday cuqubadii aan ka galnay dadka nala degnaa oo taariikhda nala wadaagi jray dadkaas waxaan ula jeedaa BIIMAAL markii la dagaalameen cadawga nagu soo duulay hadaan la safan lahyn sacadaan shebelaha hoose gorgkrtan ma gasheen intaan mirifle dhooni qaata ah walaalsaneenay ee tan nagu dhacaday hadana heer maxaa la gaaray gobolkeena asharaaf halagala tashado aaway taariikhdii saldanadihii soo maray gobolka suldaankii&wiilkiisa hal maalin ay gumeestaha dileen biimaal kii u diiday ineey gumeestaha cagtooda soo dhigaan dhulka 25sano oo meeshaas ay ku dhamaadeen biimaal&digil
asc maka xore dawadetna waxanleyaxay xalajojiyo araintan anaga mamulada hawiye u samestey rajo kamlihin aygana nomacogola marka tennan xanodayan xadey jirto adalad koley waxanfila inaney jirin wax adalad ah dhaman waxanleyaxay shacabka kasojedo sida digil mirefle markale waxan leyaxay gamo wadajirbey wax kuguyan isqabsada gamaha
Hada kuxigeen ayaad kahadleysaan madaxweyne shariif sakiin kadib waa hawiye sababtoo ah raxweyn seenbiri waa afwaakoo ma laka aamee marka anaga hana waalina dhulka idinkaa gatey tan iyo 60 kii waxbaad bilowdaan waad suuq geysaan hawiye ayaad kasoo gadaan umad aan isku abtir aheyn dhibkaan ayaa heysyto ismama naxdo danqasho iyo damir malahan wll yaal aniga waxaan codsan lahaa digi iyo merefle in ay kala baxaan qofkasto iskiis wax u raadsado
shaydhaan sakiin waa howiye howiyi dhaliwaa marka asigaba hawiye ah maxaa keenaa waa had iyo axmed diirye ayaa meesh keenen digili iyo miriflo iyu inntii ladekta haisqa qabtaa ninkaas adowka ah
DHAMAAN WAA FIICAN TIHIIN
WAXAAD IDIN XASUUSINAYAA IN AAD ILOWDEEN HAWIYE IN UU DHULKA IDINLA LEE YAHAY TAAS SI FIICAN U OGAADA
IMISA TUUULO AAYAAAD LEE DIHIIN BBSH
MIYAYDAAN OGAYN IN AAD TIHIIN DAD AAN DHULKOODA CESHAN KARIN MARKAA HAWIYE WUU IDIIN CELINAYAA
WUXUU IDIINKA CELINAYAA DAAROOD ETHIOPIA IYO KENYA SIDII HORE LOOGA BARTAY EE UU AMEERICA WADO U MARIYAY KACAANKII AFWAYNE EE AAD KABA QAADKA U AHAYDEEN UU CAGTA U MARIYAY WAAYO BEERIHIINII AYUU AFWEYNE SIIYAY CARAB IYO WAX AAN SHAQO DHULKA KU LAHAYN IDINKANA WAXUU IDINKA DHIGAY SHAQAALAHA BEERAHA QODA SIDOO KALE WUXUU DHULKA DHIGAY CIIDAMADII ETHIOPIA EE ARAGTI WAX KA DILI JIRAY
MARKAA DADKA DEGA BAY BAKOOL SHHOOSE WAXAAN U SHEEGAYAA IN HAWIYE YAHAY CIIDANKIINA UUNA ARKAAYO WAXAYDAAN ARKAYN OGOLAADA IN UU DHULKA IDIIN ILAALIYO
HADII KALE SAADANBAAD GARAN
DARAJO AAD LEE DIHIIIN MA JIRTO AAN KA AHAYN XAASIDIIN AAD IDINKU ISU TIHIIN
U FIIRSO DIGIL GOORMA AYAA DHULKIISII LAGA QAATAY
AAN ISU JAWAABEE WAXAA LAGA QAATAY 1952
MARKAA SAAD HADA HADLAYSAAN ADEER HANBADA HA GALAAFANINA
AFGOOYE AYAA ISKA LEH HADA
SOO KALA SHEEG QABIILADA DEGA
WAXAAN KA AHAYN WAA LA WADA LEEYAHAY MA SOOO QORI KARTAAN
MADAXWAYNE MARBAAN IDIIN NOQON DOONAA
WAA MARKA AAD AF MAYGA AAD KU BEDELATAAN AF MAXAATIRIK WAAYO WAA AF KHIYAAMO BADAN
MARKAA WAA LA IDINKA SIR BADAN YAHAY
HADAAD HADA IS WAASHAAN ETHIOPIA AYAA IDINKA SHAQAYN BARINA HAWIYE SAADEMBE DAAROOD MARKALE IDINKAA IS CUNI WAAD DHAMAATEEN WAXAA XIGI DOONTA BARI WAXAA JIRAY DAD AFMAY KU HADLI JIRAY
ILAAAAAAAAAAA LAGA DHAMEEYAY DHULKA
SIDA ULA SOCDA WAXAAN IDIIN HAYAA TAARIIKH
SAX WEEYE SAX WEEYE D/M ma jidho ee wa maqaar saar ee soo dhaweeya walaalahiina Hawiye wa geesiyaal wadanka xureyey warka badan iska daaya H.E Shariif xasan our president Hawiyena wa walaalkooda hanakala saarina wadanka wadaagna waan wada dhalannay ee na xishmeeya nasoo dhaweeya
Comments are closed.