Ciidamada reer Afrika ee Howlgalka Soomaaliya AMISOM oo ay wehliyaan ciidamada Nabadsugida Qaranka ayaa waxay maanta ka bilaabeen magaalada Marka caasimada gobolka Shabeelaha hoose howlgal balaaran oo ay ku baacsanayaan kooxo kala gedisan oo ku hubaysan gudaha degmada Marka kuwaasi magaalada ka dhexwada Fowdo iyo Amni daro baahsan.
Howlgalkan oo ahaa mid qorshaysan isla markaana aan lagu wargelin maamulka gobolka iyo ka magaalada Marka midna ayaa waxa uu magaalada ka bilowday saqdii dhexe ee xalay iyadoo sida ay AMISOM sheegtayna uu socon doono mudo sedex maalmood ah.
Howlgalkan oo ah mid ku cusub gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxa uu bartilmaameed u ahaa kooxo magacyo kala gedisan wata oo ku hubaysan gudaha gobolka gaar ahaan baro cayiman oo ay ka mid tahay magaalada Marka kooxaha sida gaar ah loo beegsaday tan iyo xalay waxaa ka mid ah.
-Xarumaha maleeshiyada Shabeele State oo ku midaysan beelaha Wacaysle iyo Gare.
-Xarumaha Hay’adaha iyo Ganacsiyada waaweyn(Swisso-Kalmo iyo Hormuud) ee Habargidir.
-Guryo ay degenyihiin horjoogayaasha Isbaarooyinka kala gedisan u taal gudaha gobolka oo intooda badan ah haraadigii Yuusuf IndhaCade(Hawiye isku dhafan).
-Maleeshiyada Goobaale oo iyaguna maanta la galay qaar ka mid ah saldhigyadooda magaalada(Ceer labisan dharka Ciidanka).
-Guryo ay degen yihiin Shaqsiyaad lagu sheego Nabad-doono balse ah kuwo u taagan hurinta colaadaha gobolka ka jira ugana soo safriyay deegaanadooda gobolada dhexe ee Soomaaliya(Hawiye)
Guud ahaan Maleeshiyaadkan ay maanta hubkadhigistu ku sameeyeen ciidamada AMISOM iyo ciidanka nabad sugida Qaran ayaa waxay horay u ahaayeen ciidamo beeleedkii Hawiye ee gobolka Shabeelaha hoose ku habsaday bilowgii 1991dii iyagoo ay hogaana u kala ahaayeen Qabqablayaasha kala ah Cabdirashiid Ilqayte,Sigane,Yuusuf Indhacadde, Axmed Geelle Xaaf, Jaamac Balow,Daylaaf,Dhuxulow,Xuseen Weheliye Cirfo iyo Xuseen Caydiid iyo Aabihiis Caydiid iyo weliba kuwo kale oo gobolka kaga howlgalay magac Dowladeed iyo mid Diineed oo ugu danbeeyo Dilaaga loogu naaneeso Goobaale.
Hadaba howlgalkan intii uu soday ayaa waxaa lagu dilay Nabad-diid ka mid ah kuwa gobolka u soo safriyay colaada oo damcay inuu is hortaag ku sameeyo ciidamada AMISOM isla markaana Candhuuf ku tufay Askari ka mid ah ciidamada AMISOM taasi oo keentay inuu askarigii afka Xabad u geliyo Nabad-diidkii sidaana uu ku geeriyoodo.
Kadib geerida Nabad-diidkan ayaa waxaa iyana dhankooda bilaabay dacaayado rakhiis ah inay ka fidiyaan howlgalkan Idaacad beeleedyada loo furtay in lagu jahwareeriyo Ummadda Soomaaliyeed ee ka furan Muqdisho.
Waakan Wariye beeleed wareysanaya Nin uu ku sheegay Nabad-diidkii ladilay walaalkiis dhegaysi wacan….Abdulahi Maxamed
Kuma aanu gaabsan wariyahan Runta ka doortay Beenta inuu sii walwalaaqdo Beenta uu isku qanciyay ha yeeshee waqtigu ma ahan kii hore xaalkuna iskaba daa’.
Waa kan markale Wariyihii oo sheegaya inuu waayay ruux AMISOM ka tirsan oo uu wareysto waa yaab sidoo kalena uu diiday inuu wareysto gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose Siidii amaba Gudoomiyaha degmadiisa Howlgalka ka socdo ee Yariisoow balse wariyuhu waxa uu door biday si dacaayadiisu ay u sii shaqayso in dhegaha shacabka uu maqashiiyo mid ka mid ah kuwa maamulka gobolka sida Xaaraanta ah xubinta uga ah waaxan ku xigeenka dhinaca Amniga gobolka ninka lagu magacaabo Ali Nuur Maxamed oo kasoo jeeda Galgaduud balse maanta si gardaro ah ugu fadhiya kursi aanu lahayn wixii dhexmaray isga wariyaha ku reerka ahna bal ila dhegayso….Alinuur
Howgalkan oo u muuqda kii soo afjari lahaa haysashada gobolka Shabeelaha hoose ay haystaan beelaha Galgaduud ayaa waxaa aad u soo dhoweeyay guud ahaan ummadda Soomaaliyeed,dadka dega gobolka Shabeelaha hoose iyo reer Markacadeey.
Waxaana rajaynaynaa in guud ahaan ay soo Afmeeranto habsashadii beelaha Galgaduud ku habsadeen gobolka Shabeelaha hoose.
WAA ARRIN AAD IYO AAD LOOGU AMAANI KARO AMISOM WAA HADDII UU RUN YAHAY MAQAALKANI.
WAANA ARRIN SOO DE-DEJIN DOONTO NABADDA SHABEELAHA HOOSE MAR HADDII SHACABKA GOBOLKAAS AY IYAGU ISKA XOREYN WAAYEEN KUWA HAYSTEY 23KA SANO.
WAXAASE IS-WEYDIIN MUDAN, HADDII AMOSOM AY KA BAXDO SOMALIA YAA HADANA AAD KA SUGEYSAAN INEY IDINKA CELIYAAN HAWIYE OO AAD IYO AAD U NARTEY DHAWMADA DIGIL???
waa war aad loogu farxo haddiiba ay tahat sida aad u sheegteen.
Daafeet waxaan idin dhihi lahaa iska dhaafa dadkaan hadal meeshan ku qortaan waxba ugama qaadeysaan. Xaniinyo ayaa loo baahan yahay Digil waa la dhufaaney wax u harsan ma jiro. Suldaama isku sheegyada waa kuwa ukala dhuumanaya.
Beeshan awooda u sheegatey gobolka Sh/H waxay u baahan tahay xeelad iyo xoog. labada midkooda hadii aadan heynin iska ilow.
Intii Madaxweyne dalka Hawiye ka yahay iska iloowa Sh/H. Waayo ciidanka isagay hoos imaadaan wasiirkiina gaashandhiga waxaa ka awood badan Cabdiqadir Macalin Nuur oo saadka heysta ama Goobaale.
ee Digilooooooooow caqli la imaw, walahi JAreerweyne oo intaas jeer Abgaal iyo mooryaantiis ku soo duushey ayaa idinka sharaf badan idinkoo 1 milion gaaraya.
Amison waan bogaadineynaa kuwa xaaraanta ku naaxay walaahey ineysan ka badbaadi doonon xabada biamaal iyo digil Mooryaanta hawiye iyagoo dhaawac eh ama baqtiyey ayaa la arki doonaa yaa isgaarey kkkkkkkkkkk
Asc. Hadii dadka ladilay gardaro lagu dilay waa dambi iyo cuqubo lagalay hadii ay rayid ahaayen kumaba sii daran.
Waxaa haboon in la iska dhiciyo moryanta hubaysan kuwa sacabolayda ah ayagaa iska cararaayee.
Waxaa beesha digil iyo biyamal looga fadhiyaa inay mooryanta galguduud ee Habargidir iyo ABGAAL ay u dhigaan cashirkii aan BAY iyo BAKOOL ugu dhignay inay ugu dhigaan Tuugadaan kuhabsaday G/sh hoose.
Beesha MIRIFLE waxaan ugu baaqayaa inay si toos ah usoo faragaliyaan G/SH hoose oo ay walaalahood uhiiliyaan.
Maxamed Farax Caydjid ayaa 1991 asaga oo gobolada dhexe jlkga isugu yeerey beesha ka dhashay, waxuu ka codsadey in fuusto iyo dhagxaan loo keeno, waxuu amar ku bixiyey in dab lashido ,fuustada oo dhagaxii ku jiro dabka la korsaaro, fuustadii oo dhagaxii uu ku jiro ayaa in muddo karkareeysay, wuxuu amray dhagaxii oo karka ka daalay in dhulka lagu gadiyo, dhagaxii oo qiiq badan leh ayaa dhulka ku soo daatay, Caydiid wuxuu yiri Habargidir dhulkeeda waa aragtaan dhagax kuleelka ka batay kaliya ayaa yaala ee haddii aad taladayda yeeleysaan dhul caro san ee qaboow, cambe ,moos ,rumaan ,canuuni iwl.Dhulkaan dhul digil waaye waa lala dagaa hawiye(wacdaan, gorgaate, mursade, iyo , iyo, iyo.deegaanka qofkii ku dhashay xaq waa uldeyahay in uu dadka wax la qeybsado, Xoog Maya, Maya .Ugu dambeyntii ragaan duulanka ah dardaarankii iyo taladii Ceydiid ku socda, shabeele waxaa ogatagi karaan waa dagaal kaliya!!!!!!!!.
Yaa ladagaalamaa oo dhulkiisa ka kacsanaa?
Awdigilaa maya, dowladdaa maya, awkeerkrow koton intii da’ diisa ka gaareeyso hala sugo, askeerow gabar digil aa dhashi habargidirna waa ku abtirsadaa, jug-JUG MEESHAADA JOOG.Mirifle iyo shafiif sakiin wadankan ma dandynayaan, bay iyo bakool waa b ku filantahay.
Somalia ha noolaato.
ilaahey haka qabto umada dadka dhibka ku haya ee doonaya iney gumeystaan ..shaatiyo badan baa lo soo gashtey sidii umadaan loo bara kicin lahaa ,kan ugu danbeeya hadeer waa kan dowlad ku sheega muqdisho ,waa in lala dagaalamaa tuugada si ay nabad u helaan shacabka soomaliyeed ee degan gobolkaasi..
digil hadii ay rabaan in ay dhulkoda helaan bes dhalinyarada shabaabka ugu jirtey oo degaal baratey bes ha la heshiiyan oo ha dhahaan arbushaad sameeya si dadka hawiye ay wel wel ugu jogaan mar kasto arbushaad ay sameeyan 3 qofoot ha dilaan hadii arbushaadkina ow bato hawiye wahey dhahayaan kuwan jidki rra ay ku socdaan intaan baabin aan ka tagto meeshan hadii kale ti baydhabo duduble iyo shiikhaal ku qabsatey oo kale aa nagu qabsan doonta ay dhahayaan ayaga oo dhan wahaa tusaale u ah qabiilka la dhaho duduble ilaa hada somali wa laga layahay sidi baydhabo looga laayey bes shiikhaal asharaafnima lagu soo daayey badankeeda lakin duduble magaciisaba dadki baydhabo joogey ma cajibin siidas darteda ay u laayen marka hawiye oo dhan wa hooolo wahowna rabaa in la qumiyo hadaan la quminin dabaal waaye meeshi looga tago low jogaa mukulaal meeshi ay balaq ku baratey ay macluul la.aan ugu dhimataa aa la yiri hada wa sidi hawiye ee digil arbushaatka badiya si ciidan abood leh u heshaan wsc
Comments are closed.