WARARKA

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Soo Xulida Raysulwasaraha Cusub

Sawirkan ayaa amiin waxaa uu ku muujinayaa sida uu xisbiga madaxweynaha xooga u saarayo qofkii ay usoo xuli lahaanyeen raysulwasaraha cusub Daafeet.Com

Ciidamada Asluubta oo Sheegey Iney Kusoo Qabteen 8 Ruux Howlgalo Ay Ka Sameeyeen Degmada Afgooye

Wasaarada amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxa howlgalo ay ka sameysey degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose waxaa ay...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Iyo Hanti Dhowrka Guud oo Maanta Looga Yeerey Barlamaanka

Baarlmaanka Somalia ayaa maanta u yeeray Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Hanti-dhowrka guud ee dalka, si su'aalo looga weydiiyo arrimo la xiriira xafiisyadooda, sida...

Daawo Sawir uu amiin ku Cabiraayo Siyaasada Somaliland

Xisbigii kulmiye oo gebagebo taagan iyo wadni oo taageero badan heley Daafeet.Com

Daawo Ciidankii Keenyaanka Ahaa ee Ku Sugnaa Magalada Kismaanyo oo Dib Loogu Celinaayo Wadankoodii

Ciidan tiradoodu dhantahay 140 askari oo kamid ahaa ciidanka Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa dalkoodii dib loogu celiyay kadib markii ay mudo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img