WARARKA

Dhegayso…Maxaa hortaagan in xal laga gaaro muranka Baydhaba

          Iyadoo la filayay in manta ay heshiis nabadeed gaaraan qaybaha isku haya Baydhabo ayaa waxaa hadana soo baxaya caqabado hor leh. Halkan ka dhegaysowareysi gudoomiyaha...

Dhegayso..Gudoomiyaha gobolka Baay oo booqday Isbitaalka dhimirka Baydhaba

Gudoomiyaha gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosoow ayaa waxa uu kormeeray Isbitaalka dhimirka magaalada Baydhabo oo ay ku jiraan dad ku dhow Kontomeeyo oo la...

Dhegayso..Nabad sugidda oo siideysay agaasimaha wasaaradda Haweenka

---Xasan Shiikh oo wali baadi goobaya shaqsigii uu u magacaabi lahaa R/wasaaraha ---Xeer-ilaaiyaha Qaranka oo Sheegay in 19-Wasaaradood oo Ka tirsan Xukuumaddii C/wali oo lagu...

Howlgalo xaley Laga Sameeyey Degmada Xamarweyne Ayaa Lagu Soo Qabqabtey dad aad u Tira Badan

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay howlgal ay ka sameeyeen Degmada Xamarweyne ee magalada muqdisho waxa ay kusoo qab-qabteen dad aad u fara...

Tacsi:- Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Reer  Xaaji Xasanow Mad Nuur  oo kala jooga Yurub iyo North america oo ay ugu horeyso Ruqiya Xaaji Xasanow...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img