Tacsi:- Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
193

tacsiInaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Reer  Xaaji Xasanow Mad Nuur  oo kala jooga Yurub iyo North america oo ay ugu horeyso Ruqiya Xaaji Xasanow  waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan alah u naxasiitee eheladii iyo qaraabadii ay ka geeryootey  Iisho Marguus oo maalintii shaley ku geertootey magalada baydhaba.

Waxaana ay leeyihiin samir iyo iimaan ilaahey ha inaga siiyo eheladii iyio qaraabadii ay ka geeryooteyna samir iyo iimaan ilaahey haka siiyo ayadana janadii fardowsa ilaahey ka waraabiyo Amiin Amiin Amiin

 

Daafeet.Com