WARARKA

Wasiirkii warfaafinta ee maamulka cabdicasiis lafta gareen oo xilka iska casiley

Wasiirkii warfaafinta Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa habeenkii xaley xilka iska casilay, isagoo xil ka tegistaan u sababeeyay weerarkii ay shalay ciidamada ka...

Ciidamada dowlada iyo alshabab oo ku dagaalamey deegaano ka tirsan gobolka hiiraan

Dagaal xoogan oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa manta waxaa uu ka dhacay degaanka Xaawada Gadiid oo 30km u jira Magaalada Moqokori...

Madaxweynaha dowlada federaalkas somaliya oo ka hadley qalalaasihii shaley ka dhacay magalada baydhaba

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dagaalka ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa si adag u sheegay...

Xaalada magalada baydhaba oo maanta degan

Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa maanta dagan, kaddib markii shalay halkaasi uu ka dhacay dagaal khasaare weyn geystay oo dhex maray ciidamada maamulka Koonfur Galbeed...

Baaq ku wajahan magalada baydhaba oo ay si wadajir ah usoo saareen madaxdii hore ee dalka

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo saddex ra’iisul wasaare hore oo kala ah Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas|), Xasan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img