WARARKA

Isbedel lagu Sameyn Doono Golihii Wasiirada ee uu Dhawaaw Sameeyey Reysulwasare Cumar Cabdi Rashiid

Reysulwasaaraha Cumar Cabdirashiid ayaa beryahan waxaa uu magalada muqdisho ka wadaa wadatashiyo ku aadan sidii loo dhameystiri lahaa golihiisa wasiirada isla markaana xubnaha barlamaanka...

Dhegeyso:-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa OO Sheegey In Reysulwasaaraha uusan U Madax Bananeyn Shaqadiisa

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, ayaa shegay in Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya lagu haayo faragelin ku aadan qaab dhismeedka Xukuumadda cusub ee Soomaaliya, sidaasi awgeedna loo...

DHEGAYSO WARARKA WADAJIRRADIO ATLANTA EE MAANTA

        ---Ciidamada dowlada Soomaaliya oo maanta howlgalo ka sameeyay Muqdisho iyo Shabeelaha Hoose. ---Siyaasiyiin iyo xubno horay kaga tirsanaa baarlamaankii KMG ahaa oo baaq u jeediyay...

DHEGAYSO..SABABTA UU BAARLAMAANKU U DIIDAN YAHAY INUU DOWLADA U CODEEYO

Inkasta oo ruux walba uu dhinac ka eego karo arimaha ku xeeran diidmada Baarlamaanka uu diidan yahay inuu u codeeyo xukuumada cusub ayaa waxaa...

DHEGAYSO…MUXAADARO KU SAABSAN ISLAAMKA IYO BARASHADA CILMIGA

Muxaadaradan waxaa inoo soo jeedin doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjidu Sunna wa dacwa ee magaaladan Atlanta Halkan ka dhegaysoWadajirradio 2 1 15 dersiga Moobilkaaga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img