—Ciidamada dowlada Soomaaliya oo maanta howlgalo ka sameeyay Muqdisho iyo Shabeelaha Hoose.
—Siyaasiyiin iyo xubno horay kaga tirsanaa baarlamaankii KMG ahaa oo baaq u jeediyay baarlamaanka Soomaaliya.
—Maxay Xildhibaanadu ku diidan yihiin dhismaha Dowlada
–Wafdi ka socda Afrika oo booqanaya Baydhabo
–Maamulka KoonfurGalbeed oo bilaabay inuu tababar ciidan siiyo dhalin cusub
—Ciidamada Axmed madoobe oo xabsiga dhigay 10 ruux iyo Shabaab oo wadada u galay kolonyo ay la socdeen Ciidanka Militariga Kenya
–Biyo yari aad u daran oo ka taagan tuulooyin hoostaga degmada Garbahaarey
