Dhegeyso:-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa OO Sheegey In Reysulwasaaraha uusan U Madax Bananeyn Shaqadiisa

0
177

dalxaXildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, ayaa shegay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya lagu haayo faragelin ku aadan qaab dhismeedka Xukuumadda cusub ee Soomaaliya, sidaasi awgeedna loo baahan yahay in laga dhaafo Ra’iisul Wasaaraha faragelinta lagu haayo.

Maxamed Cumar Dalxa, ayaa tilmaamay si Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu usoo dhiso Xukuumad wanaagsan in laga joojiyo faragelinta kaga imaanaysa dhinacyada kala duwan ee siyaasada.

 

dalxa

 

Halkan hose kaga dhegeyso mobilkada

 

dalxa mobil