WARARKA

Ciidamada Nabadsugida oo Maanta Howlgalo Ka Sameynaya Qaar Ka Tirsan Wadfooyinka Magalada Muqdisho

Ciidamada nabad-sugidda Somalia ayaa howlgallo ka sameeyeen qaar ka mid ah jidadka muhiimka ah ee Muqdisho iyo deegaanka Ceelasha-biyaha oo ku yaalla duleedka Muqdisho,...

The Superb SIX reasons to love about our TURKISH brothers

Somalia, a war torn country since 1991, is coming back to its sense now, yes it is true; the country is going to stand...

Baarlamaanka oo Ogolaadey Codsigii Reysulwasaaraha ee Ahaa In 10 Casho Loogu Daro

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa u ogaaladay ra'iisal wasaaraha Soomaaliya codsigiisii ahaa in 10-cisho oo dheeri ah loogu daro si xukuumadiisa oo dhameystiran u horkeeno Baarlamaanka...

Ansixintii Golaha Wasiirada oo Maanta Dib Loo Dhigey Kadib Kolkii Reysulwasaaraha Codsadey

Maanta oo Sabti ah la filayay in kalsoonida loo qaado xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa wararka soo baxaya waxay sheegayaan inay dib u dhacday...

Shrikii Madaxda Midowga Africa oo Maanta Ka Furmaya Dalka Itoobiya

Shir-madaxeedka ururka Midowga Afrika ayaa maanta ka furmaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya, iyadoo shirka sannadkan 2015-ka oo socon doona laba casho ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img