WARARKA

Reysulwasaare Cumar Cabdirashiid oo Maanta La Kulmey Qaar Ka Mid Ah Xildhibanada Baarlamaanka

Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa kulammo la yeeshay qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Somalia, isagoo kala hadlay wasiirrada uu soo...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Maanta Muqdisho Gaarey

Madaxweynaha maamulka goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta soo gaaray Muqdisho, iyagoo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho. C/weli Gaas oo...

Ciidamada Boliska ee Dalka Kenya oo Soo Qabtey Nin Somaliyeed oo Looga Shakisnaa Weeraro Ka Dhacay Mombasa sanadkii Hore

Booliska Kenya ayaa shalay magaalada Mandheera ku xiray nin lagu magacaabo Maxamed Ibraahim Bashiir oo 40 jir ah oo Soomaali ah, kaas oo looga...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Waraaqihii Aqoonsiga Kala Wareegey Danjiraha Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha dalka Serbia u fadhin doona Soomaaliya Mr...

Doon Ay La Socdeen Somali Badan oo Ku Degtey Bada Cas

Ciidamada badda ee Yemen ayaa badbaadiyay dad la socday doonni ku dagtay badda cas, kuwaasoo intooda badan ahaa Somali doonayay in ay tahriib ahaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img