WARARKA

Gudoomiyaha Maxkamada sare Caydiid Ilka Xanaf oo Ka Horyimid Kala Dirista Golaha Adeega Qaranka

Gudoomiyaha Maxkamada dalka Ceydiid Ilka Xanaf oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa si cad uga soo horjeestay go'aankii madaxweyne Xasan Sheikh uu ku kala...

Dhegeyso:- Dood Wadaag Ay Qabatey VOA oo Looga Hadlayey Amaanka Koonfur Galbeed Somaliya

Idacada VOA ayaa maalintii jimcaha waxaa ay qabatey dood wadaag u dhaxeysa Cabdi Fataax Geesey, Prof Cabdiraxiin Yarow iyo Corneel Cabdulkhadir Tima Jilic doodaasi...

Warbixin:-Dhibaatada Shacabka Baydhaba Ka Heysata Rajiimka Shariif Xasan Iyo Al-Shabaab

Isdoorashadii Shariif Xasan Maamulkiisa Sedaxda Gobol oo boqol maalmood inka badan laga joogo ayaan wax hormar ah habayaraatee muuqanin, marka laga reebo Maamulka Gobol...

Madaxweynaha Dowlada Federklka Somaliya oo Kala Direy Golaha Adeega Garsoorka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala diray Golaha Adeegga Garsoorka kaddib digreeto ka soo baxday xafiiskiisa.

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Masar

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaarey magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar halkaas oo uu kaga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img