Idacada VOA ayaa maalintii jimcaha waxaa ay qabatey dood wadaag u dhaxeysa Cabdi Fataax Geesey, Prof Cabdiraxiin Yarow iyo Corneel Cabdulkhadir Tima Jilic doodaasi oo ku saabsaneyd dhibaatada kusoo korortey gobolada koonfru galbeed somaliya.
Home Dhegeysiga Codadka Dhegeyso:- Dood Wadaag Ay Qabatey VOA oo Looga Hadlayey Amaanka Koonfur Galbeed...