WARARKA

Daawo Sawiradan Qoxooti uu Hogaaminaayo Alfanaan Axmed Naaji oo Soo Gaarey Dalka Jabuuti

Dooni sida dad ka soo cararay Dagaalada Ka socda wadanka Yemen ayaa ku soo xiratay Dekada Magaalada Jabuuti. Dadkan oo u badnaa qaxoontigii Soomaalida ah...

Dowlada Ugandha oo ka Cabsi Qabta In Alshabab Ay Weeraro Ka Geystaan Xarumaha Waxbarashada

Ciidanka booliska dalka Uganda ayaa ka digay weerarro argagixiso oo Xarakada Al-Shabaab ay ka fuliso xarumaha waxbarasho ee dalkaas. Taliyaha ciidanka booliska Uganda Jeneraal Kale...

Dhegeyso:- Afhayeenka wasarada Aminiga oo Sheegey sababtii loo Xirey Idaacada Shabeele

Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa ka hadashay sababtii albaabada la isugu dhiftay Idaacada Shabelle oo maalmo ka hor dib hawada ugu soo laabatay kadib muddo...

Dhegeyso:-Odoyaasha Buurdhuubo oo ku Baaqey in la joojiyo wada xaajoodka lagula jiro Maamulka KMG ee Jubba

Kulan Balaaran oo maanta magaalada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ay ku yeesheen Maamulka Degmada ,Odoyaasha dhaqanka ,Waxgarad ka deegaanka ayaa looga wada hadley xaaladaha...

Fiirso Sawir uu Amiin Ka sameeyey Afhayeenka Alshabab Sheekh Cali Dheere

Amiin camir oo mar walba ka hadla waxa dhabta ah ee ka dhex dhaca bulsha weynta somaliyeed ayaa maanta sawirkan waxaa uu ku beegsanayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img