Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta booqday xarumaha lagu nasiyo dadka qaxootiga ah ee ka soo cararay dagaalada Yemen.
https://www.youtube.com/watch?v=i5bCwpuT7A4
Dood aad u balaaran oo ku saabsan moshinka ka dhan ah maamulka Axmed madoobe ayaa waxaa loo qabtey Xildhibaan Daahir Amiin Jiisow, Xildhibaan Maxamed...