Daawo Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo Maanta Booqdey Qaxootigii Ka yimid Yemen

0
252

SiilaanyoMadaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta booqday xarumaha lagu nasiyo dadka qaxootiga ah ee ka soo cararay dagaalada Yemen.