Dhegeyso:- Dood Ku Saabsan Mooshinka Laga Keeney Axmed Madoobe Maamulkiisa

0
158

jiisowDood aad u balaaran oo ku saabsan moshinka ka dhan ah maamulka Axmed madoobe ayaa waxaa loo qabtey Xildhibaan Daahir Amiin Jiisow, Xildhibaan Maxamed Ismacil Shuriye,  wasiir kuxigeen xananada xoolaha Cabdinasir Gaarane Maxamed iyo Korneel Yusuf Xuseen.