Xogtii ugu damebeysey oo ay Daafeet Media ka heshey magalada baydhaba ayaa sheegaya in tirada iyo qeybsiga Xildhibaanada Maamulka Shariif Xasan laga gaaray heshiis...
Wararka anu ka heleyno magalada baydhaba ayaa sheegaya in la isku mari la,yahay soo xulitaanka baarlamaanka uu yeelan doono maamulka shariif xasan.
Afhayeenka Odayaasha maamulka...