WARARKA

Ciidamada Amisom Iyo Kuwa Dowlada Federalka oo la Wareegey Deegaanka Toora-Toorow

Ciidamada Dowladda federalka Somalia iyo kuwa AMISOM ayaa saaka aroortii hore la wareegay gacan ku heynta deegaanka Tooro-Toorow ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaasoo saldhig...

Daawo bananbax aad u Balaaran oo Ay Isugu Soo Baxeen SHacabka Ku Dhaqan Buulo Xaawo

Shacabka ku dhaqan degmada Buulo-xaawo ayaa dhigay banaanbax aad u balaaranoo ay uga soo hor jeedaan dhul balaarsiga cusub oo ay wado Kenya, iyagoo...

Kulankii Codka Loogu Qaadi Lahaa Mooshinka Oo Maanta Mar Kale Dib u Dhac Ku Yimid

Kulan ay lahaayeen xildhibaanada baarlamaanka dowlada federaalka ayaa mar kale dib u dhac ku yimid kulankaas oo cod loogu qaadi lahaa mooshinka laga keeney...

DHEGAYSO WARARKA WADAJIRRADIO ATLANTA

          ---R/wasaaraha Soomaaliya oo furay wajigii labaad ee shirka maamul u samaynta gobalada Mudug iyo Galgaduud. ---Faahfaahino ka soo baxaya dagaalada Khasaaraha geestay ee ka dhacay...

DHEGAYSO..DERSIGA 13AAD EE KITAABKA ABII SHUJAAC

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladanAtlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan Riix Casharka Maanta

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img