WARARKA

Ciidamada Deegaanka Deefow iyo Boliska Liyuu oo Ku dagaalamey Deegaanka Deefow

Dagaal ayaa maanta ayaa mar kale ka qarxay deegaanka Deefow iyo tuulooyinka hoos taga dagaaladaas oo geystey dhimasho iyo dhaawac, Inta la ogyahay ilaa...

Dhiibo Codkaada Yaa Ka Masuul Ah Qaladka iyo Isdaba marinta Ka Socota Koonfur Galbeed

Waxaa  marag ma doontoo ah in Shariif Xasan tan iyo maalintuu qabsadey maamulka uu asaga masuulka ka yahay in uu gobolka shabeelaha hoose iyo...

War Deg Deg Ah Taliye Ku Xigeenka Saldhiga Bolisska ee Degmada Baydhabo oo La Toogtey

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa lagu dilay gellinkii dambe ee maanta taliye ku-xigeenka saldhiga booliiska degmada Baydhabo, Caliyow Salaad Dilkan ayaa waxaa geystay...

Qaybta Shabeelaha hoose Maxaa Muran Dhaxkeenay?!

Guud ahaan awood qaybsiga ku aadan xubnaha Baarlamaanka Maamulka KoonfurGalbeed Soomaaliya ayaa waxa uu haatan u muuqdaa mid lasoo gabagabeeyay isla markaana laysku afgartay...

Fiirso Sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha dowlada federalka somaliya ayaa beryahan waxaa uu safar ku tegey dalka Neyjeeriya iyo Sudan halkaas oo uu uga qeyb galey caleemasaarka saarka labada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img