DHEGAYSO WARARKA WADAJIRRADIO ATLANTA

0
33

wadajirradio

 

 

 

 

 

—R/wasaaraha Soomaaliya oo furay wajigii labaad ee shirka maamul u samaynta gobalada Mudug iyo Galgaduud.
—Faahfaahino ka soo baxaya dagaalada Khasaaraha geestay ee ka dhacay Soodinta gobalka Galgaduud uu la wadaago dalka Itoobiya.
—Dowlada Soomaaliya oo markii ugu horaysay Markab u dirtay dadka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka ay dagaalada ay ka socdaan ee Yaman.
—Sharikada Dahabshiil oo deeg gaarsiisay qaxootiga ka yimid Yaman ee Boosaaso ku sugan.
—Gudoomiyaha G/Sh/hoose oo lagu eedeeyay inuu kaalin ku lahaa shirgool loo dhigay dhalinyaro kasoo jeeda degmada Qoryooleey.
—Odoyaasha iyo Waxgaradka degmada Ceelwaaqoo dadaal ugu jira daminta Xiisad Colaadeed oo ka taagan degmadaasi(Wareysi)
—Dibad Bax looga soo horjeedo Dowlada Kenya oo ka dhacay Buuloxaawo.

Warka