WARARKA

Gaari Maanta ku Qarxay Wadada Dheer ee Exkontrool Degmada Afgooye

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in gaariga lagu raad joogay kadib markii saddex askari uu ku...

Suuqa Bakaaraha oo Xaley Saqdii Dhexe Dab Qabsadey

Waxaa xaley saqdii dhexe xaley dab xoogan qabsaday qeybo badan oo ka mid ah suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha, halkaa oo ay saakay...

Afhayeenka Alshabab Sheekh Cali Dheere oo Sheegey In Dagaalka Ay Dowlada Kula Jiraan uu Socon Doono

Xarrakada Al-shabaab ayaa sheegtay in marnaba aysan joojin doonaan dagaalka ay kula jirto dowladda federaalka iyo ciidamada caawinaya ee AMISOM, kadib doorashadii dhawaan ka...

Live u Daawo Xaflad Lagu Taageerayo Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Toronto

Halkan hoose ka daawo xaflad si weyn loo soo maamuusey oo lagu taageerayo madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullahi farmaajo oo haatan ka socota...

Reysulwasaraha Cusub ee uu Dhawaan Magacaabey Madaxweynaha oo Maanta La Kulmey Xubno Ka Tirsan Baarlamaanka

Kulankaan oo uu manta Ra’iisul wasaraha magacaaban ee dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre uu la qatay Xildhinabaanno ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayuu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img