WARARKA

Xildhibaanada Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Kalsoonida Siiyey Reysulwasaraha Cusub

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cod akhlabiyad ah ku ogolaaday ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, oo maanta hortagay fadhigii baarlamaanka. Fadhiga oo...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Maanta Si Rasmi Ah u Furey Kalfadhigii Koowaad ee Baarlamaanka

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow si rasmi ah u furay kalfadhigii koowaad ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka...

Caasho Sheekh Abuukar oo Loo Magacaabey La Taliyaha Madaxweynaha Dhinaca Arimaha Bulshada

Warqad dikareeto ah oo maalintii axada aheyd kasoo kaxdey xafiiska madaxweynaha dowlada federaalka somaliya ayaa waxaa Caasho Abuukar Qasin loogu magacaabey talayaha madaxweynaha dhinaca...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Ka Hadley Culeyska Siyaasadeed ee Soo Food Saarey

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka taagan maamulkiisa ayaa sheegay in xiligan Puntland u baahneyn khilaaf siyaasadeed, isaga oo...

Kulan Looga Hadlaayey Abaaraha oo uu Shir Gudoominaayo Madaxweynaha oo Maanta lagu Qabtey Magalada Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa furay shirka gurmadka Abaaraha Soomaaliya ee u dhaxeeyey beesha caalamka iyo dowladda Federaalka Sooomaaliya. Madaxweynaha oo furay shirka gurmadka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img