WARARKA

Daawo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Maxamed Cabdullahi oo ka Hadley Safarkii uu ku Tegey Dalka Sacuudiga

Madaxweynaha J.F Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maalintii shaley dalka dib ugu soo laabtay Kadib safar Seddex maalmood qaatay uu ku tegay Dalka...

Xarunta Wasaarada Maaliyada iyo Baarlamaanka Maamulka Puntland oo ay La Wareegeen Ciidamo HUbeysan

Warar kol dhaweyd aan ka helney magalada garoowe ayaa sheegaya in Ciidamo hubeysan ay la awareegeen Xarunta Wasaarada Maaliyada iyo Xarunta Baarlamaanka Maamulka Puntland. Ciidamada...

Aqri Warbixin ay Hey’ada International Crisis Group Ka Qortey Dalalka Deriska Sidey u Arkaan Doorashada Maxamed Cabdullahi Farmaajo

Warbixin ay soo saartay kooxda caalamiga ah ee xasaradaha adduunka "International Crisis Group" oo ay cinwaan uga dhigtay “Qatarta ay dalalka gobolka ku keeni...

Aqriso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo Xilkii Iska Casiley

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii Madaxweynenimadda Galmudug, Sababo la xariira xaga caafimaadkiisa sida uu sheegay. Dhawaan ayey...

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Siyaasiyiinta Maamulka Somaliland

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga hadlaayo hurdo weynida madaxweynaha maamulkaasi iyo qaabka loo adeegsanaayo dhaqaalihii lagu iibiyey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img